Logo Machad Al-Furqaanمعهد الفرقانMACHAD AL-FURQAAN

Qaybaha Machadka

Dooro qaybta waxbarasho ee aad xiisaynayso, kadibna codso.

BARNAAMIJKA LABADA SANO

Culuumta Shareecada, Luqadaha iyo Qur’aanka

Qaybaha waxaa loo habeeyay si waafaqsan heerka iyo horumarka ardayga.

قسم الشريعة الإسلامية
Firfircoon2 sano · 4 term

Shareecada Islaamka

Baro culuumta Shareecada Islaamka oo si nidaamsan loogu qaybiyay afar term.

Laga bilaabo $15/bishii
Codso Hadda
قسم اللغات
Firfircoon2 sano · 4 term

Luqadda Carabiga

Barashada ku hadalka, qorista, naxwaha iyo xirfadaha luqadda Carabiga.

Qiimaha dhowaan
Codso Hadda
قسم اللغات
Firfircoon2 sano · 4 term

Luqadda Soomaaliga

Akhriska, qoraalka, naxwaha iyo suugaanta Af-Soomaaliga.

Qiimaha dhowaan
Codso Hadda
قسم اللغات
Firfircoon2 sano · 4 term

Luqadda Ingiriisiga

English: hadal, dhegaysi, akhris, qoraal iyo naxwe.

Qiimaha dhowaan
Codso Hadda
قسم القرآن الكريم وعلومه
FirfircoonHorumar shaqsi ah

Qur’aanka Kariimka

Xifdi, akhris, tajwiid iyo tafsiir; arday kasta horumarkiisa ayuu leeyahay.

Qiimaha dhowaan
Codso Hadda

Sida waxbarashadu u socoto

Fasallo Sabti–KhamiisFasallo toos ah ama qol; Jimcaha iyo fasaxyada rasmiga ah waa fasax.
Imtixaan term kastaMaaddo kasta 100 dhibcood; maaddada lagu dhaco oo keliya ayaa lagu celiyaa.
Qur’aanka — horumar shaqsi ahMa laha term go’an; macallinka ayaa dejinaya yoolka xiga.
Joogto
Lacag-bixin 30 maalmoodBixin kasta waxay furtaa 30 maalmood oo casharro iyo agab ah; qorshaha maaddooyinka waxaa arka ardayda diiwaan gashan.